Dayah Omar

Dayah Omar

Share

Member of the Federal Parliament of Somalia. Xildhibaan Golaha Shacabka

09/05/2026

Kuwa fowdada ku baaqaya, ee caruurtooda fogeystay cidna k**a dhageysaneyso inay shacabka Muqdisho dhibaato u horseedaan.

Ciwaankoodu waa β€œ Muqdisho nala burburiya” , laakiin waxaa leeyahay shacabku intaasi waa ka caqli badan yahay. Waana wadaniyiin dalkooda difaacanaya.

07/05/2026

Qoorqoor ka joog meeshaasi, waa la socotaa jid kaama jiree!

Photos from Dayah Omar's post 25/04/2026

Farxad weyn ayay ii aheyd inaan maanta qeyb ka ahaado munaasabadda caleemo-saarka & caano shubka Ugaaskeenna oo aheyd mid milgo weyn ku leh bulshada Soomaaliyeed iyo reer tolkey.

Dadaal dheer kadib maanta ayaa Allaah inoo fududeeyay gundhigga caano-shubka Ugaas Abdirizak Ugaas Abdullaahi Ugaas Haashi Ugaas Faracadde Ugaas Muumin.

Guud ahaan martida, salaadiinta, madaxda qaranka & qof kaste oo ka soo qeyb-galay munaasabaddaasi maamuuska leh waan u mahad-naqayaa.

Ugaaskanna waxaan leeyahay Hambalyo, Allaah ha kuu fududeeyo mas’uuliyadda weyn ee aad u qaaday qaraabada & qarankaba

14/04/2026

Anaga ma Cidbaa Guri-kiro ah kaga jirnaa?!

14/04/2026

April 14/2026

Shidanaaba Shidan.!

19/03/2026

𝐂𝐒𝐒𝐝 π–πšπ§πšπšπ π¬πšπ§

Dhamaan umadda Soomaaliyeed & umadaha islaamkaba waxaan la qeybsanayaa farxadda ciidul-fidriga ah awgeed.

Allaah ayaa ku mahadsan oo bishii soon-qaad raxmaddiisa inoogu deeqay, Allaah ha naga aqballo acmaashii aan soo gudannay.

Walaalayaal, aan is kaashanno oo inteenna danta-yar aan garab siinno si dhibbaatada aan ugu baxno. Abaaraha dalka ka jiranna Allaah ha naga gees mariyo.

πƒπšπ²πšπ‘ 𝐎𝐦𝐚𝐫

03/03/2026

Anagoo faraxsan waliba.!

17/02/2026

Ramadaan Mubaarak,

14/02/2026

Barlamaanka Asalka ah Ee soomaliyeed!

14/02/2026

Xildhibaano aan iyagaba aragtidooda xor u aheyn, sidee xornimo ku sheeganayaan ? Isla kuwaasi haddii ay la baxaan baarlamaanka xorta ah, sow musiibo kale ma ahan? Cajiiib

12/02/2026

Mw Dani, ma wuxuu raadinayaa Hawiyihii habeenka Doorashada gacmahooda is gaareen!

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Airport Street, Wadajir Distract
Mogadishu
252