07/06/2026
𝗕𝗮𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗴𝘂𝘂𝗹𝗲𝘆𝘀𝘁𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝗾𝗼𝗳 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗱𝗮𝗿𝗮 𝘅𝗶𝗿𝗳𝗮𝗱, 𝗻𝗮𝗱𝗮𝗮𝗳𝗮𝗱, 𝗮𝗱𝗲𝗲𝗴 𝘁𝗮𝘆𝗼 𝗹𝗲𝗵, 𝗶𝘆𝗼 𝗮𝗻𝘀𝗵𝗮𝘅 𝘀𝗵𝗮𝗾𝗼.
𝘽𝙖𝙧𝙤 𝙓𝙞𝙧𝙛𝙖𝙙 • 𝘿𝙝𝙞𝙨 𝙈𝙪𝙨𝙩𝙖𝙦𝙗𝙖𝙡
Nugu soo booqo Xaruumaheena:
-Tarbunka Dagmada Hodan,
-Xariyaale, Dagmada Warta-nabadda, Muqdisho.somalia
Ama nagala soo xiriir.
0619016628 | 859779 | 808437
05/06/2026
Jumco Mubaarak
Maalinta Jimcaha waa maalin barakeysan oo ay ku jiraan kheyr.
naxariis iyo ducada la aqbalo.
Waxaan Alle ka baryeynaa inuu qalbiyadeenna ku beero iimaan, nolosheenna ku mannaysto barako, caafimaad iyo guul joogto ah.
Ilaahay ha inoo fududeeyo arrimaheenna dunida iyo aakhiroba, hana naga yeelo kuwa kheyrka ku hormara.
Jumco Wanaagsan dhammaan asxaabta, ardayda iyo bulshada Soomaaliyeed.
゚
03/06/2026
𝐃𝐨𝐨𝐫𝐨 𝐂𝐨𝐮𝐫𝐬𝐞-𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐠𝐮 𝐇𝐚𝐛𝐛𝐨𝐨𝐧
1. 𝑷𝒓𝒐𝒇𝒆𝒔𝒔𝒊𝒐𝒏𝒂𝒍 𝑩𝒂𝒓𝒊𝒔𝒕𝒂 𝑪𝒐𝒖𝒓𝒔𝒆
2. 𝑩𝒂𝒔𝒊𝒄 𝑩𝒂𝒓𝒊𝒔𝒕𝒂 𝑪𝒐𝒖𝒓𝒔𝒆
3. 𝑩𝒂𝒔𝒊𝒄 𝑩𝒂𝒓𝒊𝒔𝒕𝒂 𝑫𝒓𝒊𝒏𝒌𝒔 𝑪𝒐𝒖𝒓𝒔𝒆
4. 𝙎𝙥𝙚𝙘𝙞𝙖𝙡 𝘽𝙖𝙧𝙞𝙨𝙩𝙖 𝙆𝙣𝙤𝙬𝙡𝙚𝙙𝙜𝙚 𝘾𝙤𝙪𝙧𝙨𝙚
5. 𝑺𝒖𝒑𝒆𝒓𝒗𝒊𝒔𝒐𝒓 𝑻𝒓𝒂𝒊𝒏𝒊𝒏𝒈 𝑪𝒐𝒖𝒓𝒔𝒆
6. 𝑪𝒂𝒔𝒉𝒊𝒆𝒓 𝑻𝒓𝒂𝒊𝒏𝒊𝒏𝒈 𝑪𝒐𝒖𝒓𝒔𝒆
Baro xirfad, dhis mustaqbal, kana faa'iidayso tababar tayo sare leh
Nugu soo booqo Xaruumaheena:
-Tarbunka Dagmada Hodan,
-Xariyaale, Dagmada Warta-nabadda, Muqdisho.somalia
Ama nagala soo xiriir.
0619016628 | 859779 | 808437
01/06/2026
Xaqiijin Kadib,
waxaa aan ogaanay in guulaystaha Ciyaartii PSG VS ARSENAL
uu yahay Ibnu Ali,
waxa uu noqdey qofka 1aad ee saxay saadaalinta sidoo kale buuxiyay dhamaan shuruudihii looga baahnaa.
-Tarbunka Dagmada Hodan,
-Xariyaale, Dagmada Warta-nabadda, Muqdisho.somalia
Kala xariir.
0619016628 | 859779 | 808437
30/05/2026
Saadaali kulanka Final Champions league ee udhexeeya kooxaha 𝐏𝐒𝐆 𝐯𝐬 Arsenal
Kuna guuleyso $10
𝐅.𝐠 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐮 𝐖𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐤𝐮 𝐞𝐠𝐭𝐚𝐡a𝐲 𝐤𝐚𝐡𝐨𝐫 𝐂𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚 𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧.
𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚
𝐋𝐢𝐤𝐞 𝐬𝐚𝐚𝐫 𝐏𝐨𝐬𝐭 𝐠𝐚
𝐒𝐡𝐚𝐫𝐞 𝐝𝐡𝐞𝐡 𝐏𝐨𝐬𝐭 𝐠𝐚
𝐏𝐚𝐠𝐞 𝐅𝐨𝐥𝐥𝐨𝐰 𝐝𝐡𝐞𝐡
𝐌𝐞𝐧𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐝𝐡𝐞𝐡 3 𝐬𝐚𝐚𝐱𝐢𝐢𝐛.
Nagala soo xiriiir 61 9016628 859779, 808437
Ama nugu Soo booqo Xaruumaheena
Degmada Hodan
Degmada warta nabadda.