Madasha Midnimo Doon Sacad

Madasha Midnimo Doon Sacad

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Madasha Midnimo Doon Sacad, Social service, Mogadishu.

01/10/2024

Hanbalyo c/fitaax bashiir cali oo udalacay gaashaanle sare intaa iyo ka badanba waad mudantahay

24/01/2024

War Maamo Jawahir Iyo Owladul Casima Iga Warama Xalkoda waa sidee hadaπŸ˜…πŸ˜…πŸ˜…πŸ˜…

24/01/2024
Photos from Madasha Midnimo Doon Sacad's post 24/01/2024

Galmudug Soomaaliya masidaan bay ahayd waa maxay afarta qof πŸ‡ΈπŸ‡΄ iyo malaayiinka ree Galmudug ah

Galmudug waa somali barkeed

24/01/2024

Waxaan cod dheer ku leenahay dahir dhagoole dalaad ha helo oo tiirka hala geeyo kuwii dilay oo sida naxariis darada ah u dilay

23/01/2024
23/01/2024

Waxaa gacanta lugu soo dhigay fanax oo ku eedaysan dil uu u gaystay daahir dhagoole oo ahaa askari ka tirsan ciidanka booliska soomaaliyeed.

Fanax iyo ilaaladiisi ayaa hada ku xiran xarunta dambi baarista ee -da waxaana gabi ahaan laga dhigay hubkoodi.
Dadku waxaa deeqa garsoor cadaalad ah

22/01/2024

Hadaa Nahay Midnimo Doon Sacad Waxaan Ka Xunahay Shacabkeena Sida Xun Lola Dhaqmay Waxana Umahad Celinaynaa . Qali Ali Shire
Oo Si Adag Uga Dhiidhisay Ilhaanaysiga Shacabka Ay Matasho.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Mogadishu