Madaxwynihii h**e ee Puntland Abduwali Gaas muxuu ka yiri Ciidanka Daraawshta Puntland..
Hon Abdirahman Hayir
Involved in Somali Media & Politics | Youth & Community Advocateβ
Caasimada Muqdisho oo u diyaar-garoobeysa dabaal-degga maalmaha xornimada.
Jeesoow: Shalay iyo maanta.π
04/06/2026
Caawa Xalku waa sidee?
Musharax Adama Madoobe, u dabaaldagay Guusha Ay gareen Xisbigiisa JSP
Dawladda Soomaliya oo soo bandhigtay hub fara badan oo lagala wareegay Ciidankii Hassan Khayre
04/06/2026
Xildhibaan Qaali shire oo bogaadisay Siyaasinta Reerkeda ee Aan ka qaybgali Colada Muqdishu.
Badbaadiyaasha Qaranka, waa ragga diidey in Muqdisho Xabad ka dhacdo iyo in eey fuliyaan Fariintii Faroole ee aheyd Xamar waa in eey gubataa. Waa kala fakar duwa naan karnaa lakiin waan idinku amaanayaa go aan kiina geesinimada leh fakarkiina iyo mucaarad nimada xor ayaad u tahiin.
04/06/2026
DEGDEG: Taliska Gobalka Banadir oo soo bandhigay hub iyo gadiid dowladdu la wareegtay ayaa hadda warbaahinta la hadlay.
04/06/2026
Dawladda gobaleedka Konfur Galbeed oo yeeshay Gudoon Baarlaman oo ku yimid Nidaamka Qof iyo Cod.
04/06/2026
πππ±ππ π₯ππ π π«ππππ π°ππ«π’π²ππ²πππ¬π‘π π±π’π₯π’π²πππ ππ¬ π‘ππ²π¬πππ€π ππ’π²πππ¬π’π§ππ
1. Runta iyo xaqiiqda
Wariyuhu waa inuu xaqiijiyaa wararka kahor inta uusan baahin, kana fogaadaa warar been abuur ah ama la buunbuuniyay.
2. Dhexdhexaadnimo
Saxafigu Waa inuusan si cad dhinac ugu xaglin koox ama siyaasi, gaar ahaan marka xaaladdu kacsan tahay.
3. Inaan la hurin colaadda
Waxaa ka reeban Wariyaha Hadallo kicin kara rabshad, qabyaalad, ama naceyb waa in laga fogaadaa.
3. Ilaalinta shacabka
Mararka qaar sawirro ama muuqaallo adag waxay dhaawac karaan bulshada ama qoysaska dhibbanayaasha; wariyaha waxaa laga rabaa xushmad iyo taxaddar.
4. Wacyigelin iyo nabad-dhisid
Warbaahintu waxay door weyn ka qaadan kartaa baahinta fariimaha nabadda, wada-hadalka, iyo xasilloonida.
5. Badbaadada shaqsiga
Wariyaha waa inuu ka taxaddaraa goobaha khatarta leh, kana hormariyaa amnigiisa.
6. La xisaabtanka awoodda
Wariyaha ama Warbaahinta wanaagsan wuxah suβaalo waydiiyaa dhinacyada awoodda haya, si shacabka loo siiyo xog sax ah oo daahfuran.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Address
Mogadishu
