Somali Private Employment Service Agency SPESA

Somali Private Employment Service Agency SPESA

Share

Connecting Somalia's talent with leading employers. SPESA provides ethical recruitment, skilled labor supply, and professional training services.

Fully compliant with the 2025 Private Employment Agencies Regulations (PrEAs) & Somali labor law.

10/06/2026

๐…๐”๐‘๐’๐€๐ƒ ๐’๐‡๐€๐๐Ž: ๐‚๐จ๐ง๐ฌ๐ญ๐ซ๐ฎ๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐…๐ฎ๐ซ๐ง๐ข๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž ๐’๐ฉ๐ž๐œ๐ข๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ

Shirkadda ๐’๐๐„๐’๐€ waxay fursad shaqo oo buuxda (Full-time) u haysaa ๐‚๐จ๐ง๐ฌ๐ญ๐ซ๐ฎ๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐…๐ฎ๐ซ๐ง๐ข๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž ๐’๐ฉ๐ž๐œ๐ข๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ (๐Š๐ก๐š๐›๐ข๐ข๐ซ ๐ค๐ฎ ๐ญ๐š๐ค๐ก๐š๐ฌ๐ฎ๐ฌ๐š๐ฒ ๐’๐ฎ๐ฆ๐ฉ๐š๐๐š/๐€๐ฅ๐ฐ๐š๐š๐ฑ๐๐š ๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š) kaasoo ka shaqayn doona gudaha Muqdisho.

๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐š๐ก๐š ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐ค๐š ๐€๐ก:
- Khibradda: 3โ€“5 sano oo khibrad ah dhanka farsamaynta alaabta guriga (furniture manufacturing), rukunka iyo qurxinta alwaaxda (finish carpentry), ama qurxinta gudaha (interior fit-outs). (Khibrad h**e oo dalka gudihiisa ah waa la doorbidayaa).
- Aqoonta: Shahaado Farsamo (Technical Certificate ama Diploma) dhanka Sumpada, nijaarnimada, ama farsamada alwaaxda (Carpentry/Woodworking).
- Farsamada & Qalabka: Kartida akhrinta naqshadaha (blueprints) iyo ku shaqaynta mashiinnada alwaaxda ee warshadaha (sida Table saws, Routers, iyo CNC).
- Awoodda Jirka & Luuqadda: Kartida qaadista culays ilaa 25 kg ah, ka shaqaynta meelaha dhaadheer, iyo ku hadalka luuqadda Soomaaliga (English-ka ama Carabigana waa faa'iido dheeraad ah).
- Waajibaadka Core-ka ah: Sameynta, dhameystirka, iyo rakibidda saxda ah ee alaabta guriga iyo kishinka (cabinetry) ee loogu talagalay dhismayaasha ganacsiga ama deegaanka.

Apply Here: https://zurl.to/54Xo?source=CareerSite

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐”๐ ๐ฎ ๐ƒ๐š๐ฆ๐›๐š๐ฒ๐ฌ๐š ๐‚๐จ๐๐ฌ๐ข๐ ๐š:
June 20, 2026
๐’๐ข๐๐š ๐ฅ๐จ๐จ ๐œ๐จ๐๐ฌ๐š๐๐จ:
Haddii aad leedahay xirfaddan iyo khibraddan, fadlan CV-gaaga ku soo dir ciwaanka emaylka:
๐Ÿ“ง [email protected]

10/06/2026

๐…๐”๐‘๐’๐€๐ƒ ๐’๐‡๐€๐๐Ž: ๐‚๐จ๐ง๐œ๐ซ๐ž๐ญ๐ž ๐Œ๐ข๐ฑ๐ž๐ซ ๐๐ฎ๐ฆ๐ฉ ๐Ž๐ฉ๐ž๐ซ๐š๐ญ๐จ๐ซ / ๐’๐ฉ๐ž๐œ๐ข๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ

Shirkadda ๐’๐๐„๐’๐€ waxay fursad shaqo oo buuxda (Full-time) u haysaa ๐‚๐จ๐ง๐œ๐ซ๐ž๐ญ๐ž ๐Œ๐ข๐ฑ๐ž๐ซ ๐๐ฎ๐ฆ๐ฉ ๐Ž๐ฉ๐ž๐ซ๐š๐ญ๐จ๐ซ / ๐’๐ฉ๐ž๐œ๐ข๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ kaasoo ka shaqayn doona gudaha Muqdisho.

๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐š๐ก๐š ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐ค๐š ๐€๐ก:
Khibradda: Ugu yaraan 2โ€“3 sano oo khibrad xaqiijisan ah.
Ruqsadda: Haysashada Ruqsadda Wadista Baabuurta Ganacsiga (Class A ama B CDL) iyo taariikh wadis oo nadiif ah.
Aqoonta: Shahaado Dugsiga Sare ama wax u dhigma (Haddii uu leeyahay Shahaadada ACPA aad baa loo doorbidayaa).
Waajibaadka Kooban: Kaxaynta baabuurta rabaayadaha shamiitada, rakibidda tuubooyinka, isku duba-ridka shubka, iyo nadaafadda & dayactirka qalabka.

Apply Here: https://zurl.to/w3jN?source=CareerSite

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐”๐ ๐ฎ ๐ƒ๐š๐ฆ๐›๐š๐ฒ๐ฌ๐š ๐‚๐จ๐๐ฌ๐ข๐ ๐š:
June 20, 2026
๐’๐ข๐๐š ๐ฅ๐จ๐จ ๐œ๐จ๐๐ฌ๐š๐๐จ:
Haddii aad buuxisay shuruudaha, fadlan CV-gaaga ku soo dir ciwaanka emaylka:
๐Ÿ“ง [email protected]

03/06/2026

๐–๐„ ๐€๐‘๐„ ๐‡๐ˆ๐‘๐ˆ๐๐† โ€“ ๐„๐—๐๐„๐‘๐“ ๐‚๐‡๐„๐…!

Blue Waves Hotel iyo SPESA waxay raadinayaan Expert Chef leh ๐Ÿ“+ ๐ฌ๐š๐ง๐จ oo khibrad ah.

๐Ÿ“ฉ U dir CV-gaaga: [email protected]
๐Ÿ“… Deadline: 06 June 2026

Ama ka dalbo Link: https://zurl.to/Gkak?source=CareerSite

Ku soo biir koox xirfad leh oo ka shaqeysa adeeg tayo sare leh.

26/05/2026

๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐€๐๐ฑ๐š ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค

Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa awgeed, ๐’๐๐„๐’๐€ waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed. Waxaan idiin rajaynaynaa maalmo ay ka buuxaan farxad, midnimo, nabad iyo barako.

Ilaahay ha inaga aqbalo acmaasha suuban, hana inoo waafajiyo kheyr iyo horumar joogto ah.

๐‚๐ข๐ข๐ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐ŸŒ™

Photos from Somali Private Employment Service Agency SPESA's post 26/05/2026

๐‘ด๐‘ผ๐‘ต๐‘จ๐‘จ๐‘บ๐‘จ๐‘ฉ๐‘จ๐‘ซ๐‘ซ๐‘จ ๐‘บ๐‘ถ๐‘ถ ๐‘ฟ๐‘ฌ๐‘น๐‘ฐ๐‘ซ๐‘ซ๐‘จ ๐‘ป๐‘จ๐‘ฉ๐‘จ๐‘ฉ๐‘จ๐‘น๐‘ฒ๐‘จ & ๐‘บ๐‘ฏ๐‘จ๐‘ฏ๐‘จ๐‘จ๐‘จ๐‘ซ๐‘ถ ๐‘ฎ๐‘ผ๐‘ซ๐‘ซ๐‘ถ๐‘ถ๐‘ต๐‘บ๐‘ฐ๐‘ฐ๐‘ต๐‘ป๐‘จ

Waxaa si rasmi ah loo soo gabagabeeyay munaasabadda ๐‘ป๐’‚๐’ƒ๐’‚๐’ƒ๐’‚๐’“๐’Œ๐’‚ ๐‘ฟ๐’Š๐’“๐’‡๐’‚๐’…๐’…a ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ฏ๐’๐’“๐’–๐’Ž๐’‚๐’“๐’Š๐’๐’•๐’‚ ๐‘จ๐’˜๐’๐’๐’…๐’‚๐’‰๐’‚ ee loo qabtay xirfadlayaasha ๐‘ฐ๐’๐’…๐’†๐’‘๐’†๐’๐’…๐’†๐’๐’• ๐‘บ๐’‚๐’๐’†๐’” ๐‘น๐’†๐’‘๐’“๐’†๐’”๐’†๐’๐’•๐’‚๐’•๐’Š๐’—๐’†๐’”, kuwaas oo loo diyaariyay inay ku matalaan ๐‘บ๐‘ท๐‘ฌ๐‘บ๐‘จ suuqyada kala duwan ee gudaha dalka iyo dibadda.

Munaasabaddan waxaa lagu soo bandigay guulaha laga gaaray intii uu socday tababarka, iyadoo ka qaybgalayaashu ay si qoto dheer u barteen:
โœ… Xirfadaha iibka casriga ah iyo maaraynta macaamiisha.
โœ… Hab-raaca shaqo ee hufan iyo isticmaalka nidaamyada dijitaalka ah.
โœ… Anshaxa shaqada iyo u hoggaansanaanta shuruucda shaqo.
โœ… Hababka matalaadda xirfadeed iyo kobcinta xiriirrada suuqyada.

Kulanka waxaa qayb ka ahaa wafdi heer sare ah oo ka socday Xafiiska Dhalinyarada Gobolka Banaadir, oo uu horkacayay Guddoomiyaha xafiiskaas Mr. Cumar Cabdiraxman Macow. Sidoo kale, munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa Lataliye Sare ee Arrimaha Sharciga Muddane Abdirahman Omar Abdi.

Sidoo kale, waxaa la guddoonsiiyay shahaadooyin dhammaan ka qaybgalayaashii si guul leh u dhammeystay tababarka, taasoo calaamad u ah diyaar-garowgooda iyo kartidooda inay si sharaf leh noogu matalaan suuqyada kala duwan ee loo carbiyay.

Waxaan u rajeynaynaa dhammaan xirfadlayaashan guul iyo horumar, annagoo ku kalsoon inay noqon doonaan wakiillo shaqo oo leh Karti, Daacadnimo iyo Hufnaan.


"๐‘ด๐’‚๐’ƒ๐’‚๐’‚๐’…๐’Š'๐’…๐’‚๐’‚๐’” ๐‘จ๐’š๐’‚๐’š ๐‘ฒ๐’– ๐‘ฎ๐’–๐’–๐’๐’‚๐’š๐’”๐’‚๐’ ๐‘ซ๐’๐’๐’๐’‚๐’‚๐’".

22/05/2026

๐‰๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค ๐ŸŒ™
๐’๐๐„๐’๐€ waxay idiin rajaynaysaa Jimco barakeysan oo kheyr, nabad iyo barwaaqo idinku soo hoyata. Alle ha inaga aqbalo cibaadadeenna, hana nagu gallado naxariistiisa iyo barakadiisa. ๐Ÿค

๐‰๐ฎ๐ฆ๐œ๐จ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐ข๐ข๐ง.

18/05/2026

๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐“๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐ข ๐š๐ก!

๐’๐๐„๐’๐€ waxaa si rasmi ah Shahaado Sharaf ugu guddoonsiisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Aqoonsigan wuxuu caddeyn u yahay dadaalka ๐’๐๐„๐’๐€ ee dhinaca shaqa abuurka, yareynta shaqo laโ€™aanta dhallinyarada, iyo horumarinta dhaqaalaha maxalliga ah.

Waxaan uga mahadcelineynaa Wasaaradda, bahwadaagteena, macaamiisheena, iyo dhallinyarada Soomaaliyeed ee sababta u ah guushan weyn.

Tani waa bilow cusub oo aan ku sii abuureyno fursado iyo mustaqbal ifaya.

09/05/2026

๐…๐”๐‘๐’๐€๐ƒ ๐’๐‡๐€๐๐Ž ๐Ž๐Ž ๐‚๐”๐’๐”๐!
Waxaan raadineynaa ๐’๐ฉ๐ž๐œ๐ข๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ โ€“ ๐€๐ง๐ž๐ฌ๐ญ๐ก๐ž๐ฌ๐ข๐š & ๐ˆ๐‚๐”/๐‚๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐‚๐š๐ซ๐ž si uu ugu biiro kooxdayada caafimaadka.

Haddii aad leedahay:
โœ”๏ธ Masterโ€™s in Anesthesiology / ICU ama wax u dhigma
โœ”๏ธ Ugu yaraan 3 sano oo waayo-aragnimo ah
โœ”๏ธ Shahaado xirfadeed oo sax ah
โœ”๏ธ Xirfado wanaagsan oo luqadda Ingiriiska ah

Masโ€™uuliyadaha shaqada waxaa ka mid ah:
โ€ข Bixinta suuxdinta (anesthesia) ee qalliimada
โ€ข Maareynta bukaannada ICU
โ€ข Ka jawaabidda xaaladaha degdegga ah
โ€ข La shaqeynta kooxaha caafimaadka

Deadline: May 15, 2026
Ku soo dir CV-gaaga: [email protected]
Fadlan kahel lifaaqa linkiga Shaqada: https://zurl.to/86up?source=CareerSite
Ama Website kena: www.spesa.so
Goobta: Mogadishu, Somalia
Ha seegin fursaddan muhiimka ah โ€” Codso maanta!

30/04/2026

๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐๐“๐€ ๐’๐‡๐€๐๐€๐€๐‹๐€๐‡๐€ ๐‚๐€๐€๐‹๐€๐Œ๐ˆ๐†๐€ ๐€๐‡ โ€“ ๐Ÿ-๐๐š ๐Œ๐š๐ฒ

Maanta waxaan xusaynaa shaqaalaha Soomaaliyeed oo ah laf-dhabarta horumarka iyo dhaqaalaha dalka.

SPESA waxay mar walba garab taagan tahay shaqaale kasta, iyadoo mudnaanta siineysa:
๐‚๐š๐๐๐š๐š๐ฅ๐š๐: Mushaar u dhigma dadaalka shaqada
๐€๐ฆ๐ง๐ข: Deegaan shaqo oo ammaan ah
๐’๐ก๐š๐ซ๐š๐Ÿ: Ilaalinta xuquuqda iyo karaamada shaqaalaha

Shaqadaada maanta waa aasaaska mustaqbalka berrito.
๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐!

๐Ÿ“ž Phone: +252 61 2222360 | +252 61 5845663
๐Ÿ“ง Email: [email protected]
๐ŸŒ Web: www.spesa.so
Address: Near Arba-Rukun Mosque, Hamarweyne, Mogadish

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


Near Arba-Rukun Mosque, Hamarweyne
Mogadishu
00252